Xiriirkaaga Aduunka Ganacsiga
Warka
Dabaq, Bosaaso
Dabaq 1- biyaano ah oo kuyaal xaafada Hillaac Bosaaso. Wuxuu ku fadhiyaa dhul
dhan 20*20 kana kooban yahay 5 qol, 3 suuli, 3 barando iyo deyr weyn waana
dhexkadhis si qurux badan loo dhisay. Qiimaha> 48-50000
Guryasamo Real Estate waxey kuu heysaa guryo iib iyo kiro ah
iyo dhulal iib ah oo jaban. www.guryasamarealestate.com





